VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Da daal - Lyrics

dookhiyo kalgacalkoo hadaad dacar i leefsiisay inaad duul iblays tahay hadaad diiday nabadiina bal maxaa igu kaa diray hadaad ila dagaalayso halkaan ka dan yeeshaba hadaad dadab u guurayso dib inaanan kuu arag hadaan dhaar ku dabag siiyay ka daabay ileeyihiin aniga qaar la ii diray ana doogtii horebay hadeer meel i damaqdaaye dar darbaan ka qaadaaye cishqigu meel fog buu dagaye dayrtiyo xagaagaii hadaan midi i daawaynin oo gugu haduu da o aniga oonku igu daynaynin oo diifta aan qabo cidina daalka iga rebeynin oo damacu waalane naftani doonyo raranayso dan inaan la ii haynin hadaan daawasho u joogay oo duuba tuurbaan anigu soo diyaarsaday
Queue is empty
-- / --