A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Diihaal Lyrics

markii aan ku doortay
daryel adiga oon hayn
daris aynu noqonee
darma wacana kuuu dhigay
waadigii idayrshee
iga xertay dadabtee
mid kalee la degayee
la wadaagay dookhee
hadaad daashay socodkii
uu daadku kula tagay
dibna haygu soo noqon

danta aniga ooon nicin
dagall aad u wacaniyo
u dalxiisnay nabadooo
damaaashad ku garab galay
waadigii durduriyee
damac uu ku qaadoo
daw qaadan waydoo
u dulqaadan maayee
hadaad daashay socodkii
uu daadku kula tagay
dibna haygu soo noqon

Queue is empty
-- / --