VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

Dookh iyo kalgacalkow hadaad dacar ileefsiisay inaad duul ibliistahay adaad diiday nabadiiba balmaxaa igu kaadiray hadaad ila dagaalayso, markaan kaadan yeeshaba hadaaddabab uguurayso 2 dib in aanan kuu arag hadaan dhaarku damag siisay kadaa bay ileeyihiin aniga aniga qaar la ii diraye ana doogtii hore bay adeer meel idamaqdaaye dar darbaan kaqaadaa cish qigu meel gof buudagaye.
Queue is empty
-- / --