VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Falag Jaceyl - Lyrics

Wixii kaa fajiciyaa Fulkaanayaashee Kaaga daran falaadh Kaaga daran falaadhe 2x Foorihii dhacaayiyo Fooradiyo dabayshii Fikir xalay miyaan laday 2x Filan maayo dhaawacan Farxad iyo jacaylkii Wixii kala fogeeyee 2x Iga furo gantaalaha Fooda igu qaatee Iga furo gantaalaha Fooda igu qaatee Allahayoow Allahayoow Allahayoow fad ii curi Eebbow alahayoow Eebbow fad ii curi 2x Wixii fari ku galisaa Shani kaa furfurinoo Waa falag jacaylkuye Waa falag jacaylkuye 2x Fajiriyo waxaan fii Fikrada caashaqa La fadhiyay gidaarada 2x Fahmi waayey meeshay Fidmadu iga raacdoo Caashaqa Fashiliyee 2x Iga furo gantaalaha Fooda igu qaatee Iga furo gantaalaha Fooda igu qaatee Allahayoow Allahayoow Allahayoow fad ii curi Eebbow alahayoow Eebbow fad ii curi 2x
Queue is empty
-- / --