VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha wareegto giiraantu - Lyrics

ha wareeegto giraantu wadnayaal is tabaaya wakhti yaa ka qaaday mdba weedha uu raba a hadba waayaha haystaa ka kale uu ka wiiqme walbahaarka jacaylku cidla uu wax ku yeelay ha walwaasho warkooda ha wareegto giraantu wehel weeye jidhkaaga wax u taraysa wax waynoo warwarka kugu taagan warwarka dumar ku gaadha ama weedha laboodku qalbigaagu walaacoo waayo uu ka nastaaye ha wareegto giraantu waqal hooray dhankaygaa nimco waagu iftiimay wa dhantaad xareedaa wabiaal qulqulaaya hadaan la ina wada helin wacaneey aan arkaynin warwarkaa dhacayaa wax ma ii tarayaa wirinwiirta abaariyo waxba weeyi xagaygee ha wareegto giraantu wada joog kalgacalyka wax u dhaama la waaye ha wareegto giraantu
Queue is empty
-- / --