Heesta Juuq - Lyrics
jacayl ijiitaybaa
ii joogi waayoo
intuu iga jeestay waa
misna i jah wareershe
wuu i jara xumeeyoo
u jiiqi maayee
jiibtiyo jaantana
la jaari maaye
mid aan jaar ahayn
ayaan jantayoo
jaleecadii horee
qalbigaa iga jiirayee
ka joogi waayoo
ka jiifi waaye jira iyo xanuunbu
ani igu jirabayeey