VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miisaan master - Lyrics

yarkaan muuqii kahelay muraayad ka eegan jiray mudaba kumashquulsanaa inaan midigta kudhigoo midkaan muxubiyo jacayl kumiray maankiyo qalbiga maciin u ahaa naftaan miisaan hadalkiyo dabciga dibnaha marka uu fur furo qalbigu kumaqsuudayoow meel dheer marna ha iga tagin Marbuu kumiraa cish qigu mahiigaan roobsidii marbaad kumaquurataa maaxdaa badwayn dhexdeed naftaan muhashada kalgacal mudatee aan kaamaarmikarin maaweeli oo xaqdhoorw miisaan hadalkiyo dabciga dibnaha marka uu fur furo qalbigu ku maqsuudayoo meel dheer marna ha iga tagin
Queue is empty
-- / --