Heesta Sahal - Lyrics
ma sagal gubaa
sidaa jaceyl
ma naftaaan sasab
sami uga dhigaa
ma sidaan rabaa
socon weydayo
samaday arini
ku saloolantee
sidee la layeelayaa
waan sigtee allow
saymaha kalgcal
ma sidaan jaceyl
surun layga dhig
ma sirbaa qarsoon
oo laygu samay
sahankaan udirayee
sanqadh kama hayoo
sidii qay hilaac
saareyn doog
waan sigtee
allow saamaha kalgacal
sahal iiga dhig