VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ul iyo diir - Lyrics

Dunidaba dhamaanteed Hadaan dooq ba uu jirin Calaf iyo dugsiin iyo Jaceyl daadaheyn jirin Dadku ma uu tarmaadeyn Dulucdeydu waxey tahy Mataanahan is doortaye Sidi ul iyo diirkeed dugaal Isu ahado dadb galay cawada Adinkuna dad weynoow Sacabkiyo durbaankiyo Dheel iyo mashxaradiyo Farxadiyo damaashaad Guurkoodan guurkoodan Guurkoodan ugu dara Laba caashaq isku dara Damqashana kawada siman Kalgaceyl qalbiga dagay Sida Asma iyo Maxamed Ayaa nolol diyaarshee Daa'imow Allahayow Caruur daadax oo ladan Dulqaad iyo dadaalo Daryeelo oo dadkood jacel Mataanahaan ugu Deeq Idinkuna dad weynow Sacabkiyo durbaankiyo Dheel iyo mashxaradiyo Farxad iyo damaashaad Guurkoodan guurkoodan Guurkoodan ugu dara. Lyrics: by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --