Heesta Wehel - Lyrics
Waa anigaan wareeroo
warkaagiina waayoo
waaya banad kuraad shee
wadankee kunooshahay
walwal igu babadnaayoo
mana helo warkaagee
weheey yaan kuwaydiin
shin biraha warama iyo
wargaysyada aduunkaan
warqad kuugu diriyoo
wehwy wehey waan kusugayaa.