Dhameystay aduunka
Haweynkaba dhaaftay ee uu
Quruxoo dhan raxmaan u
dhameya ada dagay dhuuxa

Habeen dhinacaa dhabtii laabta inaan ka dhaxaa Dhabtii nabar weeye
Nabar weeye

Intaan dhulka hoose
La dhigin ruuxdayda
U noqo u noqo
Dhaqtarkeda Dhayoo
Abid dhowra

Dhaayuhu aragaagu
Hadeysan ku dhaadin
Qalbigu ma dhameysna
Waxbaa ka dhinaada
Macaan ka dhantaalma

Dhankaa wadnaheyga
Dhuumaha sanbabkeyga
Dhamaanba jirkeyga adaa
Dhaxlayoo leh oo leh

Intaan dhulka hoose
La dhigin ruuxdeyda
U noqo u noqo xabiibi
U noqo dhaqtarkeda
Dhayoo abid dhowra.

Lyrics by: Abdi deeq

Exit mobile version