VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanyahay - Lyrics

inanyahay naftaan kugu aamiinaa kuu oynaysee inaad aamustaa ma ayaankay inaad umul mid kale la awaawidoo arimaha jacayl la abaabushana ma abaalkaybaa aragsaneey indhahan adimada hagaa aragaaga wacan kama oon baxaan inanyahay aduun EEBEHEEN baxshaad u afduubantee armay kula go'daa waxbaad aaminte hadaan ahay ilwaad ubax kuu il nugul ama kuu il daran eebada caashaqa ma igu eegaysaa
Queue is empty
-- / --