VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahal inaan ku gaaro - Lyrics

Waan soo socdaayoo Sama iyo jaceylbaa Aan kuu sidaayoo Sadki aad laheydoo Mudo aad sugeysee Saadirkaan ka sugayaa Safarkeyga qeyriyo Sahal inaan ku gaaro Halki aad ku sugan tahee Sowjadii ideqdaay waxaan Waxaan kugu sidko Saani aad u dagan thy Saableyda beerkee Sidaa ii ogsoonow Macaan ii ogsoonow Inkastoo sanada badan Midba sodin joogay Saakayne si qurux badan Nafta xiiso sahansaday Ilmo meysa seerin Weysku soo hilownee Sinta buuraleydiyo bada Seylac iyo jarar maku Soo dalxiisnaa Sowjadii ideeqdaay waxaan Waxaan kugu sidko Saami aad u dagan thy Saableyda beerkee Sidaa ii ogsonaaw Macaan ii ogsoonaaw. Lyric by: Abdi deq
Queue is empty
-- / --