VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna manuush - Lyrics

Murayadii haweenkaay Muuqaga wacan Iyo misaan U hadalka Mowle kugu manaystee Mar la Arag ayaad tahay Waxaaan maal aduun Iyo malayiin Maal aduun iyo malayiin AAN leeyahay Kama ma sugeee midigtaan ka gelinlaha Malintaad muqdishow ku dhalataa Malab lagugu mayroo munay waad macaantahay muniish waat macaantahay musiil.com Musbaax dii haweenkaay Marwa kaad u noqotoo Meher kugu xalaashada Murugada hilmaamoo Farxad meel la seexdee Waxaa kugu mataalo Kula meel dhigaa jirin Maskax Iyo aqoon baa Mowle kugu hibeyaay Mauul.com Malintaat muqdishow Ku dhalataa malab lagugu meyroo munay Manush waad macaantahay
Queue is empty
-- / --