VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siraat - Lyrics

sooyaalka noloshiyo soojireen waxaa tahay eebe uu sameeyoo quruxdana sad uga dhigey saableyda oofaha siraadey adaa suraan ruuxaan kula simaa waxan kula simaa ma saarna dunidee sadrigiyo laabtaa star siraad star qaadir kgu abuuray sida xuular ceyntii siraadey sameyskeeda ledahee sida saygo roobaad amba sanad barwaaqa dadka farax u sara kacay waxa tahay sideedii saatirikii ku uumaa santa kaa dhigay qurux markaan sare u eegaa qalbigaygu saaqdaa sadrigiyo laabataa star siraat star qaadirkugu abuuray sida xuural cayntii siraadey sameyskiisii leedahee
Queue is empty
-- / --