VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadan - Lyrics

sida ubad la dalaybaan uurkiyo laxaadkiyo rabi uu ku uuumay uabaxeey ka dhigan tahay hooy adigay dagayoo aroorayaasha dhiigiyo unugyada waraabshaa jacayl aad ku beertee alle waxaan baryayaa arimaha dhexdeena aqbal inuu ka yele amiiin aamiin sidaa udub dhexaadkii aqli uu ku taagnaa ayaad iigu dheertoo aayihii naftaydoow inaan dadab wadaagnoo oori kuu noqdaayooo ifka nolosha ii noqo garabe alle waxaan baryayaa arimaha dhexdeena aqbal inuu ka yele aamiiin aamiiiin
Queue is empty
-- / --