VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baahida kalgacalka - Lyrics

baahidaa kalgacalkiyo boholyawga aan qabo adoo iga bogsiiyoo baxnaanaan u baahnahay jacaylkeenii barigii beerkiyo wadnaha iyo boguu igaga yaaloo halisyuu ku baahee been been ha moodine bartaad iga jirtaabaa way nafta loo bidh bidhiyaa budadaan qarsanaayiyo cishqi igu balaadhaa igu daray badwaynoo baaxaa dagbaan ahaye jacayl aan ba aynbaa badankiyo jidhkaygiyo naftaydii babinayoo bogsan waayay awgaa
Queue is empty
-- / --