VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anaa cawalee miyaan ku cidlayn - Lyrics

jacaylka curtaa iikaa carbiyee hadaanu codkaagu dhegtada cugayn hadaanu cindigani ku caashaqsanayn miyaan wax ku ciila kaa caabin lahaa haduu cidhib yeesho caashaqu calafka kgu helo maanka ku cugtee anaa cawa lee miyaan ku cidlayn ciid bay ii tahay cishadaan ku arkee caleemo ruoo jacaylka casuun hadaan kaa jirin canaan iyo cadho miyuu caashaqeenu cagaha dhigan lahaa haduu cidhib yeesho caashaqu calafka kgu helo maanka ku cugtee anaa cawa lee miyaan ku cidlayn
Queue is empty
-- / --