VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anaa ufasaxay - Lyrics

jacayl faayaha fariin ugu yimid jacayl faraj qaba jacayl ibo furan jacayl faalalay jacayl igu filan fooladka labkow adaa igu filan jacayl fulkiiyow xiskaa kugu falan adaa farxadiyo fanfaan iga mudan fariid dhaqasho le intuu fali jiray adoo fuliyoo adoo igu filan mooyee ficil kale walee maba filan anaa u fasaxay in caashaq u fido anaa kas u faray inuu falaxsado intaan fulayana farbaan u xidhay halyay kula fila gayaan kama filan midkaa waji furan hortaa lama fiqin facaana ma jiro mid kaa faro badan
Queue is empty
-- / --