VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

Danta kugu manaca oo Dabuub kuguma ciiloo Fikir kuguma diidoo Marna kulama doodo X2 Dareen dareen kaama Qabo oo dirir kuuma Quuroo dabin kuuma Qooloo dadba kuuma Raacee X2 Intaan dunida noolahay Daryeel kaad isiisiyo Dafiri maayo abaalkoo Adaan dar alee macan Dugsi kuu ahaanayaa X2 Diiqad kuguma beeroo Marna kuma damqayoo Dayac kuguma eegoo Kuumana darnaaadee X2 Weedh weedh kale mad- Oonoo dabci kale may- Eeloo duni kale ma Dheehdoo daqiiqad kama Maar mee X2 Intaan dunida noolahay Daryeel kaad isiisiyo Dafiri maayo abaalkoo Adaan dar alee macan Dugsi kuu ahaanayaa X2
Queue is empty
-- / --