VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees qiso dhab ah - Lyrics

laba calaf wadaagtaa cakuye waxyaaliyo wajah karah le mooye kala waayaan xiisaha waanwaan jacayl ma le sidaan ku wanaagsanayn miyuu diiday waayuhu nasiibkii wacnaan jiray xageebuu warab ka leeyahay ayaamaha wakinayaa miyay wada jirkeeniyo nolosheena wadarnimo cakuye waxyeeleen guurkeenan wayda ahe wixii is gaf garad ahaa xurmo li'i ma wiiqmeen hadii aan walaac iman laba nolosha weel qudha ku wadaagi jiray abid inkastooy is waayan nasiib wiiqayba yimid inay wada jiraan abid nimaan i wanaajinayn hadana iga weecanayn miyuu calafku wehel wehel iiga dhigay ani ayaamaha wakinayaa miyay wada jirkeeniyo nolosheena wadarnimo cakuye waxyeeleen
Queue is empty
-- / --