VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkeena irmaan - Lyrics

wanaagaaga i deeq laga waa xumo iyo iin cid kale uurkaygu diid dhaayuhu araaga doone anaad ii tahay ilays sidii ubaxana udgoon indheer garadiyo haldoor jacaylkeena irmaan agtayda ka qiimo wayn aduunkiyo waxa dhex yaal aadame labadiisa dul daqiiqado aabudhmee afkana la hayaamiyo ayaan qudha sii jiraa sidiisa ilmaan qubaa inay ku arkaan markay inuun dhaayuhu tabaan
Queue is empty
-- / --