Laba calaf wadaag taa
Hadii ay waxyeeli waji karahle mooye
Kala waayaan xiisaha way way jacaylmale
Sidaan kuu wanaag miyuu
Diiday waayuhu
Nasibkii wacnaan jiray
Xagee buu warab kaleeyahay ayaa man wakinayaa ahay wada jirkiyo nolosheena
Wagar nimo cagku yee
Waxyeele
Guur Keenan wuu idaahee
Wahee is AF garan lahaa
Xurmo li,ima wiiqdeen
Hadii San walaac iman

Laba nolosha week qudha
Ku wadaagi jiray avid
Inkastooy iswaayaan
Nasiib wiiqay daa in
Wada jiraan nimaan iwanaa jinayn
Hadana iga wee canayn
Miyuu calafku wehel iiga dhigay ani
Ayaamahaan wakinayaa
Miyey wada jirkeeniyo
Nollosheena
Wagar nimo cag ku heel
Wax yeele
Guur Keenan wuu idaahee
Wixii is AF garan lahaa
Xurmo li I ma wiiqmee
Hadii aan walaac iman

Exit mobile version