VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha iraajin - Lyrics

ruuxdaadiyo reenka raja xumada ra,yiga nin rageedka maad raacin ninaan ku rarayn ratiga ha u riyaaqin oo rarankaaga raas kaleeto ula leexo horaa ruugcadaatigu u runsheegay raqba waa rageedi ha i raajin riyo baanaad ku jirtaaye ha i raajin rukun adag ma hayside ha i raajin wan kaa ridaystuune ha i raajin raynta ilmo raagtay ragax ka siinta ra,yigaagu macno buuran uma raadin adaa raadso raxmad hoorta sida robka ee rarankaaga raas kaleeto ula leexo rucda orod anigoo ka rasgaadhay raga kaan anigu rabin ma rajeeyo riyo baanaad ku jirtaaye ha i raajin rukun adag ma hayside ha i raajin wan kaa ridaystuune ha i raajin
Queue is empty
-- / --