Heesta Sanca - Lyrics
Labba caashaqa Sida
Sadkoo oo lamaan
Aragoo sawa
Hadduu sayaxo
Midu oo sahwiyo
Sabaal iyo been
Kuna soco yiraah
Adna samataroo
Adigana socdee
Sanca iga tagee
Sii jeesatee Salaama
Sii jeesatee salaamee dhaqaaq
Ruxii samraa sad ma waayayee
Saboo biyaha sir maqabo u celi
Waxaan ahay Sabbi
Gabar suuban Soomaliya ah
Sidatoo hidaha
dhaqanka ku sugan
Waxaan ahay samraa
Surma seegtayo
Suurdaar ma gayo
Aduunyada sarnaa
Daruufahan sirgaxan
Ma saluugayee
Waan kula socdaa ogow
Subxaan waa alle
Waan kaa warsugi
Ruxii samraa sad ma waayayee
Saboo biyaha sir maqabo u celi