VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xulasho - Lyrics

naf ku xulataybuu dookh kugu xidhoo xurmo iyo kalgacal adigaan xaqdhawr xubi kuu hayaa qalbigaad xushaa ku dhex xaadirtoo la,aantaa xiskuba ma xasilo dharaar inta wiil xilkasa anigoon xagnaba xaqiiq kula simayn hadaan kaa xigsaday xafidoo qudhani xanaanee macaan nafaan xiisihiyo xusuustii jacayl ka xaroobinbaa xidigyahoow adiga xubi kugu sidkee laabtan kuu xalani xujo iyo dhib iyo ma gayde xumaan ku xasili kalgacal inta wiil xilkasa anigoon xagnaba xaqiiq kula simayn hadaan kaa xigsaday xafidoo qudhani xanaanee macaan
Queue is empty
-- / --