VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abaal - Lyrics

Inkastoo abaal lumay La arkooy aduun tahay Nina arami damaqdiyo Uur ku taalo kama lado Ana ulashadaydani Af gobaadsi maahee Ishaydaad ka aragtaa Waa se aragti kaa maqan Anbaqaadka noloshuye Ma anigaa ilawsho dhaw Ma adigaan i aaminin Halkay iintu kaga taal caashaqeena ugubkaa Inkastoo ayaantii tagtay Aanay soo noqon Nina aayahiisiyo Ma ogaado wax u maqan Ana umal kastoon qabo Anoo uunka kuu jecel Kuma eersan karaankay Waase barasho aadmigu Intuu ruuxba kuu jiro
Queue is empty
-- / --