VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dulqaad caashaq - Lyrics

Kadaa hadalada Damqaaya Damiirka ka daa Xanuunka Jacaylka dabool Ha saarin Adaa dadayee Ha daahin Indhahan kugu doogsanaaya Qalbigan kuu diran Ha diidin Dulqaad caashaqa u yeelo Dadnimadenana Wanaaji Dugeenaa u hiili maanta Hadaan dacartii ragiyo Damucu meel kale ku gayn Anuu samikaan dugsane Bal yaan lagu doorinuun Kadaa dakanada jacaylka Dihaalkiyo dibad wareega Jacaylka dal dheer ha gaynin Adaa durkayee Ha duulin Naftan dacalkaaga taagan Dul iyo dibad ha uga dhoofin Kusoo durug wada jirkeena Usoo dabac aayaheena Ufiirso danteena maanta
Queue is empty
-- / --