VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladh caashaq - Lyrics

Adaa lurka igu abuuray Lagtiyo beerkayga saaqay Adaa lahashadan ihaysa ibadaday Caashaqan ladhkiisa Adaa ku lifaaqan Maanka Kashana ka leexaysanaaya Sidii laangeed Ku taal Naftayda adigoon lugoynin Si baad ii beer lushee Xalkiyo libinteena raadi Adaa ku linkaxan qalbiga Ku likaysan beerkee Ha iiloogin nacabkoo Hayga tuurin luuniga
Queue is empty
-- / --