VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaad baafisaa - Lyrics

miyaad la bugtaa jaceylka miyaad burqataa dareenka miyaad bogan weyday jiifka miyaad baadaa sideyda miyaad boholyow jaceylka bestaa uba tahay sideyda miyaad baafisaa warkeyga miyaad balantii dhexdeena intaad baajisay wanaagii miyaad bilisnimo ilowday caku ee beer dibaaxintayda miyaad ubax caashaq beertay miyaad ubalwaysan waayoo miyaad ugu baaqday heeso miyaad ubinaysay taalo miyaad boodhari sidiisii badweynta jaceylka dhex qaady miyaad baafisaa warkeyga miyaad balantii dhexdeena intaad baajisay wanaagii miyaad bilisnimo ilowday caku ee beer dibaaxintayda
Queue is empty
-- / --