VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf naf dooratay - Lyrics

naf naf dooratoo mudo badan dayo dif jacayl qabtoo kalgacaykan dagay dibad meer ka dhigay oon helin dabiib dadku waa arkee adiguna dareen durba barshadii kugu soo dagyoo doqon kuu xigay waa dabeecadaha dagdaga ragee goorma i damacdaa goormaa i doontaa daratoo i aragtaye goormad igu dul ooyda qofbaa dow ku kulantee isha isku daydeen daymoo horena jirin doonis iyo jacayl sideeba dabuu damac caashaq wado looga daadajaa
Queue is empty
-- / --