VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barisamaad - Lyrics

maxaan bari samaad dhul barwaaqiyo bilanoo wanaag soo maray bilkhayr muxuu bariba bari igu baashayoo kuu baahanaa been lama hadloo runta lagama baqoo beerkiyo wadnaha boga ma igu qaban maxay barashadii igu baahdayo bilanow bulshada kaala soo dhex baxay maxaan bacadka kulul u badheedhayoo adigoo bad qaba
Queue is empty
-- / --