Dhaayihii buseelaa
Bidhaantiisa doonoo
Bini aadmi lama simo

Haday barashadu
Beegsi iyo nasiib tahay
Allaw igu beeg Midkaan rabay
Aniga igu beeg midkaan rabay

Jacayl aan burburin
Xiiso aan ba'ayn
Badankiyo jidhkaba
Isgaa ku beero
Baxnaanan kasugayaa

Jacaylkani bilawgii
Igu helay bariidee
Qalbigayga beegsaday

Siduu boholyow
Cakuye ciil iibaday
Miyuu malag idulsudhay
Aniga malag iidul sudhay

Exit mobile version