VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Danwadaag - Lyrics

sida hogol da'aysaad dusha uga hilaacdoo dan wadaag ma noqonaa sida kaymo dooglaad anigaba ii deeqdee waa dookh jacaylkuye dooduna ino furan waa isla doonasho ilaah anigoo i doortiyo adigoo i diir jecel goormaan darmaanyahay dadab wada galaynaa waa isla doonasho ilaah inaad daacad hadashiyo anigoo ku dayrinee door roonahaygoow imikaba na daadihi daa'uus sidiisaad daymada ku wacantoo waa dacar jacaylkuye danta ma u heshiinaa sida dhool da'ayaad dusha iga hadhaysoo waa danab jacaylkuye yaa diiday odhan kara
Queue is empty
-- / --