VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garasho - Lyrics

ma gaboobo caashaquyee labada isla garataa guushiisa hanatee ana waxa i gubeyee gaar kuugu ahay adi waa waxaad i galisoo kuma goyn karaye gaabso markaan idhaahdaba adaa gabay naftaydoo go'aankeeda diidee adaa dagay garaadkee geestaad doonto ii wadoo ma guuro caashaquyee lamaanaha gudboonbaa aan ku guul daraysaninee ana dareenka goobiyo wuxuu gaadh i leeyahay gacaliye agtaadoon ku gooniyoobee
Queue is empty
-- / --