VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madal - Lyrics

madal la isu yimidoo mudane iyo marwaba dadku yahay macsuum indho milicsigii ii muuqatoo muxibada kalgacal igu meerisee mililico jacayl igu meeriso muxibada cishqiga maalin iyo habeen naftan aan mar qudha kaa maarmi karin sida maayad iyo mawjada badaad i muquurtayoo maankayga iyo maskaxdiyo qalbiga dhex mushaaxdayoo igu maqantee ruux iga midoo aan muuqanbaa macaanow tahee meeshaad ku taal midigtiyo faraha kuma muujin karo marlayda dhamaan magaaliyo miyiba mudantoodiiyeey milgo sharaf le iyo adigaa marwaay dumarka mudhoo isu taagay meel sida mayay da'ay iyo miiraale roob MAWLUHU shuboo midhihii bixiyo miligiyo nimcada mahad lagu naqaad ila tahay midoo
Queue is empty
-- / --