Man iyo ubax meel
Lehoo dhirtu wada
Magooshoo mas-
Nadiyo ugbaad kuna
Dhulka ayka muqd-
Aan x2

Masha allahuye ana
Kuu muhdaayoo
Muxibada aan kuu
Qabiyo sidaad iigu
Mudan tahay x2

Magacaaga waligay
Maan kayga kama
Baxo x2

Mahuraankii nolosh-
Ow marhadaan isjec-
Elnahay ha midoobo
Cashaqii mudo aan
Dhisaynee adna mid-
Igta ii dhiib x2

Milgiyo qurux meel
Lehoo maansheeyay
Rooboo doogiyo
Midabadu xareed ayka
Muuqdan x2

Ma ogtahay jaleecadu
Inay tahay macaanoo
Gacantaydii midig iyo
Miciinkaygii bad tahay
X2

Ogow maalin iyo layl
Marna kuma ilaawee
X2

Mahuraankii nolosh-
Ow marhadaan isjec-
Elnahay ha midoobo
Cashaqii mudo aan
Dhisaynee adna mid-
Igta ii dhiib x2

Exit mobile version