VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsi - Lyrics

jacaylkaa dhisaynaye dharaaro iyo habeen kaan dhawrayne diiftiyo dhaawaciyo xumatada waadigan dhantaalaye dhulka hooy ku jiidaye bal aan dhawrno inanyahaw dheef waxaad la kulantiyo dhib wixii ku gaadhaba waadigana i dhaafoo i dhagaysan waayee bal aan dhugano aayaha halka uu ku dhigo nabsi waadigan dhitaystee anigoo dhab kuu jecel kaa ilaasha dhibkiyo wixii aad dhaliishaba huri wayday jacaylkiyo wada dhalashadeeenii dhankalaad jaleecdo dhalanteed run moodee waan kaa dhursagayaa dhinacaaga wiilyahaw
Queue is empty
-- / --