Dadkoo ururayoo
Isu tagey dhamaan
Ma ogaan karaan
Mooyee isaga
X2

Ayaaa waaay haa
Ugaa warramaaa
Aramidu inay eel
Dheer taqaan x2

Hadba waxaaaan
Arkaa anoo aaay
Cidla ah eri dhaban
Sidiisii kuu ololayee
X2

Ubax baan sidaa
kuula soo ordeee
Maad iga aqbaliii
X2

Eedaad kalgacal
Adaa igu unkaye
Dhibta ma uga bixi
X2

Naftan naftan naftan
Ku oggolee kuu abaaj-
Idee kuu abaydinkaa
Ahaaa haah haa haa
Kugu indha la’usha
Maad uqaban x2

Ifa faalo iyo saadaal
Aragti dheer sida awli-
Yaan ku oddorosaya
X2

Ayaa waaay haaa
Ilo biyo leh ku agm-
Eerayoo oonku baa
ba’ayn x

Garta odayadaa la ii
Soo dhigaa arji iyo
Aqoon afti kaa bax-
Shee x2

Yay ku dhicin ilmadu
Dhir abaarsadee isha
Sacabka mari x2

Eedaad kalgacal
Adaa igu unkaye
Dhibta ma uga bixi
X2

Naftan naftan naftan
Ku oggolee kuu abaaj-
Idee kuu abaydinkaa
Ahaaa haah haa haa
Kugu indha la’usha
Maad u qaban x2

Exit mobile version