VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun hool kama dhamaato cover - Lyrics

Hodmani waa eebaheeyee
Hantaa ifku la isku dhaafee
Ma heesto hungaan ahaayoo
Habhaabtay waxaan hayn

Habaar soo isheedu ma qabtoo
Iyadu iimay horseedin
hamhamtoo soo afkeeda mahoo
Intaa ku haraaqi maayo

ileen hooy kuma bogsiisoo
Hammigu walwal kaama ba'iyoo
Calaacal wax kuuma keenee
Aduun hooli kama dhamaatee

Ka heesay habeen badh hawdoo
Hadhkay igu labba ahaayoo
Hayaamay horseeed la'aano
Habhaabtay waxaan halay

Habaar soo isheedu ma qabtoo
Iyadu iima horseedin
hamhamtoo soo afkeeda mahoo
Intaa ku haraaqi maayo

Ileen hooy kuma bogsiisoo
Hamigu walwal kaama ba'iyoo
Calaacal wax kuuma keenee
Aduun hooli kama dhamaatee

Queue is empty
-- / --