VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

adigaa jamaalkiyo joogaba ayaaneey dadka jiidanaayo lagu wada jeclaystee adiga jiinkaagiyo kuwa aad la joogtaba ku jaleecayaanoo jaahaagu qaadee ka fogoow jacayliyo xubi laabta aan jirin intad dunida joogtana jirabiyo ha mudan ciil adigaa caanihii jaqay hooyo qaali joogtoo oogada lagaa jaray jaamici aqoon badan adiga huunooy jararyo kasoo jeeda dhagaxbuur guriceel janaalana jiridada ay taal ka fogoow jacayliyo xubi laabta aan jirin intad dunida joogtana jirabiyo ha mudan ciil
Queue is empty
-- / --