VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bullo - Lyrics

hadaad baarka sare iyo tahay meel barwaaqa a beeluhu ay u guuraan nabad lagu balweeyo bal qabsoo ogaadayee naf bugtaa bariidiyo barashay ku roontehee bullo aan ciyaarnee layla ila soo dheel anba kuguma dhaafeen adigoo bastaayoo bukaan aad la jiiftoo baaxaa dagaysee layla aan aroosoo bash bash iyo bar waaqiyo bil khayr aan ku waarnee
Queue is empty
-- / --