VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa - Lyrics

dhaqankeeni hore iyo hidaheena soo jiree hanbalyadu ku dheehnayd adiga heleeloo caashaqa loo diree haasawaheeniyo hadaladii wacnaadiyo hiiralaha laabtana wixii hibo la soo maray maantay haboontahoo jacayl hooyadii tahay haniyey hanaaniyo quruxbaa ka hodantoo rabi uu kuu hibeeyo halkii aad ku dhalatay iyo kaaran ban ku soo hiran habsami u socodkiyo dabciga hub aadka naftii aad ku hanataa hilow kuu qabtoo hadhsan wayday kalinimo had iyo jeer adaa hela nasiib aad ku huridoo haween ugu horaysoo sida uu hankeed rabay caawan haleelno jacayl hooyadeed tahay haniyey hanaaniyo quruxbaa ka hodantoo rabi uu kuu hibeeyo halkii aad ku dhalatay iyo kaaran ban ku soo hiran
Queue is empty
-- / --