Heesta Cawo iyo ayaan cover - Lyrics
Gabar yahay casrigaan
Calmashada kalgacal
Cirka lagu sharee
Cunta leysu baaq
Codna lagu heshii
Adna ceelalyada
Caradaba waxaan
Cagta Soo ragaba
Ciirsiga adaan
Ciirsiga adaan
Cudud ka rabaa
Cawa iyo ayan cashaqa adaa
Caashaqa adaa
Caashaqa adaa
Calanka u sidee
Caano ila wadaag
Gabar yahay casrigan
Calmashada kal gacal
Qofba cimiladuu
Caadada dhamuhu
Ku caweysimaan
Celisaye jawaab ku
Calool samoow duulane
Colaad niman ciidan wadan
Ciil kama bexee
Cawa iyo ayan cashaqa adaa
Caashaqa adaa
Caashaqa adaa
Calanka u sidee
Caano ila wadaag.
Lyrics by: Abdi deeq