Heesta Dahab - Lyrics
dahaba la moodyeey
ruuxii ku daawada
kama daalayo eegmada
daryeel wacan inaa tahay
daah igama saarno 'ee
dadkoo badi ku jecelyihiin
dumar doobkii aad tahay
doolar iyo diinaar
inta dunida taalo
hadii dacalada laso dhigo
taan ka dooranaayaay
kaalay daawadaydaay
dumar ugu qurxooneey
dookhu tuu i raacshay
dareenkayga kicisaay
aanan dayn karaynee
dubaaqaygu raaceee
nafta doonistaada
daymo gaara u lahaw