VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dajiye cover - Lyrics

Damiir hal adeegnimiyo quruxda lagu daaheyee darandar indhihii arkaan marnaba daymada ka daalinee timaha kala degay dusheediyo ilkaha dabarka leh ayaa idalee waxaan dumar day dayoom mid ii dana raadiyaba hadaan taan doonayeey ilaaha ka ducaysan jiray anigu dajiya is helnee rabow isu kaaya daa Dadnimo dhaqankeediyo quruxda lagu deyrayee dadkaba ruuxay is bartaan kolaba diiqad aanay galine degane socodkeediyo dibnaha madawga leh ayaa idilee waxaan dumar day dayoo mid ii dana raadiyabaa hadaan taan doonayeey ilaah ka ducaysan jiray anigu dajiya is helnee rabow isu kaaya daa
Queue is empty
-- / --