VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

gabadh yahay dareen dood caashaqoo dawo aan lahayn ha igu daalinoo dabin iyo shirqool ani ha igu dagin duufaan jacayl dabaylaa hagaa adoon igu dirqin waan kaa durkee bal doc iiga baydh daranyada kalgacal adoon igu dagin daalacoo hankaa daydayo mid kale daydayo gabadhyahay dalxiis sida daawashada dadab xeeranoo nolol dayranaa waa daah xidhmee damac yuu ku galin adigaa dul qaad samir diidayoo dubaaqii jacayl daabaaq marshee deefaaq ogayn daruuftii kalgacal wacadkii daraad
Queue is empty
-- / --