VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dollar - Lyrics

Jacaylow i daa sadex maado igu daa Dumarkii xidhoon jiray Ragu dadab la gali jiray Duunyana ka bixin jiray Lawaa dayax la moodyeey Da'da maanta joogtana Dookhaygu kama helin igu daa jacaylow Mar hadaan dahabiyo Daaro fooq lahaynoo Cidna dibada ii jiraneey Dollar ii imanayn Danyar igu xisaaboo Igu daa jacaylow
Queue is empty
-- / --