VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabdhaha soomaaliyeed - Lyrics

gabdhaha soomaaliyeed gob weeyaan gabigoode hablaha geeska afrikaa sida aynu garan garaad dumar garasho iyo aqoon iyagaa u gaado wayn misana gabdhaha ku nool gobolka hiiraan gurigooda uu yahay ceel cale iyo jinbilee gayaan nimo ku wacanaa guban iyo kismaayiyo guud ahaanba daafehee leediyo jiro guuroo guunyaha wabi shabeeluu geeloodu daaqaa gayaan dumarna ugu wacan gabdhahaa an sheegayaa midabkooda gaarka ah hadaan gudbiyon tilmaamo waa maariin guduud xiga guulaa noo hibeeyee alla guur ku wacanaa
Queue is empty
-- / --