VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gar qaado - Lyrics

gar qaadoo jacaylyow aan gam ee idaayo garba duub ha ii xidhin iga siib gantalaha amba taan u go ayee naftu gacalka mooda iguhaadinaysee dhibtan qabo bal gadhsii garqaado jacaylyow guri ha iga dhiganoo guudka ha ii garaarinoo ciilka ha igugagixin amba taan garowshiyo gargaar an ka sugaya lama gala istaagtee dgibkan qabo bal gadhsi
Queue is empty
-- / --